Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed oo geeriyooday

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jen. C/wali Jaamac Gorod ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Qoyskii, eheladii, Asxaabtii iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah u naxariistee Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Cali Baashi Maxamed Cumar oo ku geeriyooday Dalka Ingiriiska. Jen. Gorod ayaa Alle uga baryey Marxuumka inuu naxariistiisa janno ka … Continue reading Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed oo geeriyooday